Sucuudiga oo lazer saharaha ka taagay

in #saudiarabeialast year

FB_IMG_1755743120177.jpg

Saudi Arabia 🇸🇦

Dalka Sucuudiga ayaa ka taagay badhtanka saxaraha iftiin Lazer ah oo ku shaqeeya ilayska cad ceedda Kaas oo tilmaamaya dadka ku habaaba badhtanka saxaraha goob biyoodka ugu dhaw.

Runtii waa Arin wax tar leh
Saxaraha dad badan ba kuluma
#sucuudiarabia #lazerslights