War somaliland

in #somaliland2 days ago

waxaan u mahadcelinayaa
madaxwaynaha qaranka soomaaliland mudaane Dr abdiraxmaan maxamed abdilaahi Cirro iyo weftiga balaadhan ee la socda .sidaa marwada madaxwaynaha
.wasiirka arimaha debada .wasiirka horumarinta biyaha.wasiirka macdanta
.wasiirka madaxtooyada .wasiirka gaashaandhiga .xoghayaha madaxwaynaha .safiirka idman ee dalka israa.iil .taliyaasha ciidaamada qalabka sida .waxaan ugu mahadcelinayaa guusha biyo kama dhibcaanka ah ee ay qaranka soomaaliland maanta uga Soo hooyeen dhinaca siyaasada shaqaalaha ciidaamada ganacsiga.ee ay heshiisyada kula gelidoonaan madaxda dhigooda ah
ee wadanka aynu xidhiidhka wanaagsan ee siyaasadeed leenahay ee israa.iil dhamaantiin waan idinku hambalyaynayaa shaqada culus ee aad qaranka ugu maqantihiin .waxaan kale fariin ama digiin u diraya cadawga soomaaliland ee ka xun horumarka soomaaliland gaadhay walaalyaal haynagu daalina dal xoraanahaye .
![